wadar

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Tiro ama in mid ka badan. Tus. “W. iyo waaxid”.
  2. (xis.) Jawaabta la helo marka laba ama dhawr tiro ama xaddi la isugeeyo.
  3. (nax.) Lidka ereyga kelid ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur