wadaalin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg wadaali.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

wadaali

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Lab xoolaad oo qooqan dheddiggiisa oo deggan la socosho. 2. Neef tabar daran aayar u wadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur