waddac
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Lix beri oo sunno ah oo laga soomo bisha soonfur. 2. ld waddacid.
- 1. (f.g) Cid sagootiyid. 2. (f.mg) Adoo dabbaalanaya mowjad is raacin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

