waddacidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg waddac². ld waddac¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
waddacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Lix beri oo sunno ah oo laga soomo bisha soonfur. 2. ld waddacid.1. (f.g) Cid sagootiyid. 2. (f.mg) Adoo dabbaalanaya mowjad is raacin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0