wadnaqabadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. W. ah: qof aad u dhib badan oo la karaahiyaysto. 2. ld wadnaqabasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
wadnaqabashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg wadnaqabo. ld wadnaqabad (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0