wajac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xanuun yar. 2. Cudur weylaha ku dhaca oo ay la jibaadaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur