wanaajiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:1. Wax wanaagsan ka dhigid. 2. Cid wanaag u samayn.