wandhar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hilib sidii sar la dhisay loo kala baxshay, loo safay. ld wandharid.
  2. Wax la qalay saafid ama kala bixin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

wandharid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg wandhar². ld wandhar¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur