waraabi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Cid oomman biyo la cabbo siin. 2. Beer oomman biyo ku duwid.