waraab
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Biyo siinta xoolo oomman biyo la siiyo. 2. W. ah: beer aan roob ku bixin oo webi, il iwm laga biyo siiyo. 3. ld waraabid.
- Ku filqinta biyaha dhulka dushiisa si aan dabiici ahayn, si loo fududeeyo ku beerista dalagga meel haddii aan la waraabin bixiddiisu aysan suurtagal ahaan lahayn, roobka oo ku yar awgeed.
- Biyo cabbid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

