waraabid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg waraab². ld waraab¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

waraab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Biyo siinta xoolo oomman biyo la siiyo. 2. W. ah: beer aan roob ku bixin oo webi, il iwm laga biyo siiyo. 3. ld waraabid.
  2. Ku filqinta biyaha dhulka dushiisa si aan dabiici ahayn, si loo fududeeyo ku beerista dalagga meel haddii aan la waraabin bixiddiisu aysan suurtagal ahaan lahayn, roobka oo ku yar awgeed.
  3. Biyo cabbid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur