waraaboobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg waraabow³.

waraabow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cudur xun oo laysku qaadsiiyo isu tegidda ragga iyo dumarka ama lala dhasho; xabbad.
  2. (daaw.) Cudur muddo dheer oo ka mid ah cudurrada galmada, waxaana keena baktiiriyuunka “trepopnema pallidum” oo jirka ka gala meel dhawac ah.
  3. 1. Waraabe noqosho. 2. Wax hilib badan cuna noqosho.