waraabow
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Cudur xun oo laysku qaadsiiyo isu tegidda ragga iyo dumarka ama lala dhasho; xabbad.
- (daaw.) Cudur muddo dheer oo ka mid ah cudurrada galmada, waxaana keena baktiiriyuunka “trepopnema pallidum” oo jirka ka gala meel dhawac ah.
- 1. Waraabe noqosho. 2. Wax hilib badan cuna noqosho.

