waraqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-qyo, m.dh)Macnaha:1. Karin laga dhaco; jeex. 2. Lafdhabarta, inteeda kelyaha la siman; waraar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jeexQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-xyo, m.dh)Macnaha:1. Wax la kala dillaacshay qayb ka mid ah. 2. ld jeexo. Biyo mareen dhuuban.Wax dillaacin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
waraarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:1. Neef iwm oo inta wada jir loo qasho qiimihiisa la qaybsado. 2. Oogada nafleyda meel ka mid ah; duud; waraq. 3. Buur gollaheeda; jeex.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0