waraar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Neef iwm oo inta wada jir loo qasho qiimihiisa la qaybsado. 2. Oogada nafleyda meel ka mid ah; duud; waraq. 3. Buur gollaheeda; jeex.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

duud

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhir badan oo waaweyn oo xoonsan; toon; kayn. 2. Qof odayga uu ku abtirsanayo aan wax badan ka tirsan. 3. Reer; qabiil.
  2. 1. Dhabar. 2. Meel dhulka ka sarreysa oo labada dhan dooxooyin ama togag ka xigan.
  3. Biyo yar oo weel biyood salkiisa ku jira. ld duuddo.
  4. Buuro xiriira, sanaag.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

waraq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Karin laga dhaco; jeex. 2. Lafdhabarta, inteeda kelyaha la siman; waraar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jeex

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Wax la kala dillaacshay qayb ka mid ah. 2. ld jeexo. Biyo mareen dhuuban.
  2. Wax dillaacin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur