wareego

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Xoolaha nool ee colka duullaanka ahi sahay ahaan u wato.
  2. Soo w.: halkaad joogtid ka tag oo meel kale u wareeg.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur