wareemid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg wareen². ld warmayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

wareen

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Nabar ama dhaawac waran ama hooto.
  2. 1. Cid waran ama hooto ku dhufasho. 2. Xanuun si kedis ah cid u qabasho. ld warmee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

warmayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld wareemid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur