warfaafinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Baahinta dadweynaha war loo baahiyo. ld warfidin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
warfidinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld warfaafin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0