warfidin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld warfaafin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

warfaafin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Baahinta dadweynaha war loo baahiyo. ld warfidin.