wasaaroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld wasaarad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
wasaaradQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Qaybaha waaweyn ee taliska dawlad u qaybsamo oo wasiir u madax yahay middood; wasaaro.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00