wasaarad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Qaybaha waaweyn ee taliska dawlad u qaybsamo oo wasiir u madax yahay middood; wasaaro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

wasaaro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld wasaarad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur