washirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg washir². ld washir¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

washir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld washirid.
  2. Doonni, markab ama gaadiid kaloo badeed samayn ama dhisid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur