waxashQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-shyo/wuxuush, m.dh)Macnaha:Qof aan naxariis lahayn. ld waxshi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
waxshiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld waxash.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0