wuxuush

Qaabnax: Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural

Macnaha:

  1. eeg waxash.

waxash

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-shyo/wuxuush, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof aan naxariis lahayn. ld waxshi.