weelduw

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld weelduwid.
  2. U w.: dad cudurrada xunxun oo lays qaadsiyo qaba, sida qaaxada iwm, weel gaar ah u yeelid, wax ku siin; faquuqid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faquuqid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg faquuq². ld faquuq¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

weelduwid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg weelduw². ld weelduw¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur