faquuqidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg faquuq². ld faquuq¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
faquuqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Takoor; karatiil; karaantiil. 2. ld faquuqid.Wax ama qof takoorid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0