weeso

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. (dii.) Mayrid la mayro xubnaha qaarkood oo faral ah,la'aanteedna ayan salaadu ansixi karin. 2. (dii.) Biyo yar oo xubnaha qaarkood lagu mayro si loo tukado. 3. (-ooyin, m.l) Ubbo. ld weyso.

weyso

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld weeso.