weysoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld weeso.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
weesoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. (dii.) Mayrid la mayro xubnaha qaarkood oo faral ah,la'aanteedna ayan salaadu ansixi karin. 2. (dii.) Biyo yar oo xubnaha qaarkood lagu mayro si loo tukado. 3. (-ooyin, m.l) Ubbo. ld weyso.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0