wegeredQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld wagarad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
wagaradQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dyo, m.dh)Macnaha:Suun kooraha fardaha docdiisa ka laadlaada, oo inta hoos iyo faraska boggiisa la soo mariyo, kooraha docdiisa kale afka loo suro ama si kale oo xoog leh loogu xiro, oo kooraha xejiya. ld wegered.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0