welwel-dheeraad
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (c.naf.) Welwel ka qabid shaqada jirka iyo caafimaad darro la mala awaaley. Waxay keeni kartaa cudur mas-kaxeed qofka naftiisa naafeeya. Noocyada khatarta ah waxa jira himadjab caafimaad darro, oo sida badan ay sabab u tahay qalbi jabka joogtada ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

