naf
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-fo, m.l)
Macnaha:
- 1. ld ruux. Waxa nafleyda ku jira oo aan la arkin, lana taaban karin, la'aanteedna aan la noolaan karin. 2. N. ah: wax dhimasho u dhow. 3. N. ma leh: qiimo ama waxtar yari.

