weyneyso

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. (fiis.) Qalab loogu talaggalay in uu weyneeyo hummagga walxo aad u sii yar.