fayras

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. (daaw.) Saxar aad u yar oo aan lagu arki karin weyneyso fudud ama aan lagu shaandhayn karin shaandho, laakiinse awood u leh, inuu ku dhalo kuna dheefsado unug kale dhexdiisa.
  2. (tegno.) Waa barnaamj waxyeello leh oo loogu talagalay inuu dhex galo kombuyuutarrada si uu u xado xogta, u kharribo nidaamka, ama u gaabiyo shaqada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur