weyraxid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg weyrax².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

weyrax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dagaalka xoolaha dhalay (lo') oo ay dagaallamaan kolkay ubadkooda u baqaan. 2. Caro; gedood.
  2. Neef xoolo ah oo dhalay markuu dhashiisa u baqo gadoodid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur