wiir

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-rar, m.l)

Macnaha:

  1. Ciyaarta godootan, xabbad keliya oo god keligeed la dhigay.