winiin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Safan yar. 2. (-nno, m.dh) Fu-ruuruc dhalada madaxa ka soo baxa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur