wishaar
Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate
Macnaha:
- Doon ama markab cusub oo kolkaas dibedda iyo badda loo saaray.
- Wax duugoobay sidii uu hore u ahaa ka dhigid (guri, doon, iwm).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

