wishaaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg wishaar².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
wishaarQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:Doon ama markab cusub oo kolkaas dibedda iyo badda loo saaray.Wax duugoobay sidii uu hore u ahaa ka dhigid (guri, doon, iwm).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0