xaabsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xaabso. ld xaabsad, xaabsi.

Lamidka: xaabsi, xaabsad, xaabso

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xaabsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xaabsasho.

Lamidka: xaabsasho

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xaabso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Wax firirsan oo meel wada yaal mar wada qaadasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur