xaadirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xaadir².

Lamidka: xaadir

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xaadir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Meel joogid (qof); jooge. 2. Haatan.
  2. Qof meel ku sugnaan ama tegid.

Lamidka: jooge, haatan

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur