xaadsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xaadso.

Lamidka: xaadso

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xaadso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Ul, qori iwm sulub ka dhigasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur