xaafad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Qaybaha magaalo u qaybsan tahay mid ka mid ah oo degmo ka yar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur