xaalo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xubnaha ragga. 2. Uurkujir.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

uurkujir

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Inta uurka ku jirta, sida: beerka, kelyaha, caloosha iwm; uusley.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur