uurkujir

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Inta uurka ku jirta, sida: beerka, kelyaha, caloosha iwm; uusley.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

uusley

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Caloosha xoolo daaqa; uuskujir. ld uuslaho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur