xaalufidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg xaaluf².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
xaalufQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:Dhulka engegay ama nabaad-guuray oo daaqii ka dhammaaday.Dhul daaq ka dhammaasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00