xaaluf

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. Dhulka engegay ama nabaad-guuray oo daaqii ka dhammaaday.
  2. Dhul daaq ka dhammaasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur