xaasilQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:Wax la kala jaray inta soo harta; baaqi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
baaqiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Tiro go'an inta ka baxday mooyee inta kale ee ka soo harta; haraa.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00