baaqiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Tiro go'an inta ka baxday mooyee inta kale ee ka soo harta; haraa.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
haraaQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. H. ah: Neef xoolo ah oo weligiiba ka hara xoolaha uu la soofo. 2. Baaqi. ld hardabaa.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00