xabaalo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qubuuro. 2. eeg xabaal².
  2. Wax dhulka ku aasasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xabaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xabaalid.
  2. Qabri.
  3. Wax aasid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur