Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
ld xabaalid.
Qabri.
Wax aasid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-iyo/qubuur/qabri, m.dh; qabuuro/qubuurro, m.l)
Macnaha:
1. Godka meydka la gesho oo lagu aaso; xabaal. 2. Q. ah: qof calool adag oo aan sir iwm ka bixin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur